Wasiirka Horumarinta Beeraha JSL Oo Meesha Ka Saaray Cabsi Laga Qabey Roobab Dabaylo Wata

Wasiirka Wasaaradda Beeraha JSL Md. Axmed Muumin Seed ayaa ka hadlay Roobab Maalmihii u dambeeyay la sheegayey inay dabaylo wataan isla-markaana la saadaalinayey inay dhibaato ku keeni karaan Shacabka Somaliland ee ku nool dhulka Xeebaha ku dhow.