Wasiirka Beeraha Iyo Wasiirro Kale Oo Xukuumadda Ka Mid Ah Oo Maanta Socod Lug Ah Ku Dhex Maray Laascaanood, Shacabkana La Shaaheeyay.

 Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha JSL Mudane Axmed Muumin Seed iyo Wasiirrada Wasaaradaha Xanaanada Xoolaha Siciid Sulub Maxamed, Cadaaladda, Xidhiidhka Goleyaasha Maxamed Xaaji Cilmi oo safar shaqo ku jooga Gobolka Sool ayaa Maanta dhex lugeeyay Magaalada Laascaanood iyo isla-markaana Shacabka la shaaheeyay