#SLICTC2020

Tiknoolajiyadu waxa ay dunida ku leedahay door muhiim ah oo ay ka mid yihiin waxqabsiga iyo wada xidhiidhka bulshooyinka caalamka, doorkaasi mid la mid ah ayaa Somaliland ka hirgalay 30 Sano ee u dambeeyey, waxaanay hay’addaha dawladdu koboc ku sameeyeen isticmaalka iyo ugu adeegista bulshada ee dhanka tiknoolajiyadda.