Wasiirka Horumarinta Beeraha Iyo Wasiirro Kale Oo Xukuumadda Ka Mid Ah Oo Lagu Soo Dhaweeyay Gobolka Sool.

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha JSL Md. Axmed Muumin Seed, Wasiirrada Wasaaradaha Xanaanada Xoolaha, Cadaaladda iyo Xidhiidhka Goleyaasha ayaa Maanta gaadhay Gobolka Sool.